Fiirso Sawir Cajiib ah oo laga sameeyay Xil kaqaadistii Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Qaranka

Monday, September 8, 20140 comments

Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa soo bandhigay Sawir gacmeed uu ku cabiray Xil kaqaadistii Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ku sameeyeen Taliyihii Hay’ada Nabad Sugida Qaranka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.

Sawir Gacmeedka laga sameeyay Xil kaqaadistii Taliyaha Nabad Sugida ayaa sidoo kale waxa ay muujineysaa in ay jirto Khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha oo iyagu ku kala aragti duwan Xil kaqaadista Sanbaloolshe.

Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa sidoo kale ku kala aragti duwan Xil kaqaadista Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida oo lagu eedeeyay in uu sameeyay amar diido iyo ku tagrifal awoodeed.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog