Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya muddooyinkan waxaa kasoo dhacaysay neecow aad u malayso in ay kaga baxday dagaaladii ka jiray 21-dii sano ee lasoo dhaafay.
Xeebta Liido oo kamid ah goobaha loo damaashaad tago maanta oo kale waxaa isu soo baxa boqolaal dad ah kuwaasi oo ka kala yimi goobo kala duwan.
Jimco Kasta xeebta Liido waxaa usoo damaashaad tega dadweyne badan oo ka kala yimi xaafadaha kala duwan ee magaalada iyo waddamada qurbaha.
-->
Maalinta Jimcaha oo ah maalin fasax u ah Islaamka Xeebto Liido waxay kamdu goobaha ay dadka ugu badan u dabaal tagaan.
Sanado kahor xeebta Liido ma ahayn mid lagu damaashaadi karo waxaan degmada C/casiis oo xeebta u dhow ka socday dagaallo aad u xooggan oo ka Dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Al shabaab oo markii Danbo laga saaray Magaalada Muqdisho.
-->
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com