hada kahor ayaa gabar kunooleed wadanka UK ayaa waxay aad u jeclayd nimanka ajaanibtaa waxay jeclayn markasta wiilasha madowha in ay la socoto ama xiriir lasamayso maba jeclayn wiilasha walaalaheeda ama ay isku diin iyo isku dhaqanka yihiin waxay wadaba kadaba carartaba waxay ku dhacday bohol aad u macaan kkk waxay baratay wiil waliba waliba black ah hade waa black noocee ah waa liisku ganbanyahay waxay baratay wiil soomaliya oo kadhashay beesha jarer wayne waxa ay wadaba lasocotaba waxaa galay jacayl aad u wayn oo ilaa heer mustaqbal ah waxaa dhacday in ay is guursadaan iyadoo u mooda in uu yahay black americaan mudo dhoor sanaa ayaa la is qabay mana aysan ogaan ninkaan muslimkaa oo walalkeeda in uu san ahayn noocii ay rabtay oo ahaa black americaan maalinkasta asxaabteeda familkeda waxay ku dhahdaa waan kuursaday waliba dooqaygii waxaan helay nin black americaan oo cida reer obama inaba caadi maaha ninka aad ayuu ii jecelyahay anigana waan kadaranahay ninkaan wuxuu dhibsaday naagtaan maalinkastaba ku faanayso waxa uusan ahayn asaga si uu ugu sheegana wuu aqoon waayay ileen asaga ayaa ku guursaday waxaan ahay black americaan wadankaana waxaan u imaaday waa ganacsi maalin ayaa waxaa dhacday in hooyadeed lasoo hadasho oo ay gabadhiina dhahdo hooyo waxaan guursaday nin black americaan oo obama cidihiisaa ala waa ii gashay hooyo
-->
Canab Xasan
Xafiiska Newbanaadir
New York - America
canabxasan09@hotmail.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com