Cawad Casharo “Xildhibanada Kasoo Jeeda Beesha Daarood waa in ay kasoo Baxaan Muqdisho”(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Saturday, May 11, 20130 comments



Cawad Casharo “Xildhibanada Kasoo Jeeda Beesha Daarood waa in ay kasoo Baxaan Muqdisho”(Daawo Muuqaal+Warbixin)      

Taageerayaasha Maamul Goboleedada Khaatumo, Awdal Maakhir iyo Jubaland iyo Puntland oo oo Cod Mideysan ku diidey maamulka uu madaxweynaha ka yahay Madaxwayanha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Jaaliyada Soomalida Ee Toronto ee Dalka Canada iyo nawaaxigeeda oo ka kooban shan maamul goboleed ayaa si wada jir ah u qabatay kulan looga soo hor jeedo Siyaasadda oo Hogaamiyo Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud

Sidoo kale Xafladaan oo ka dhacay Crowne Plaza Toronto Airport ayaa si weyn looga soo qayb galay halkaas oo lagu soo bandhigay in Maxaxwayne Xasan Shiikh loo doortay madaxweyne soomaaliyeed balse uu noqday mid beeleed Ama Beesha Hawiye Sida ay Hadalka u Dhigayn.

Ugu danbayntii Halkaasi Waxaa ka Hadlay Masuuliyiin Hore oo kamid Yahay Cawad Cashara oo Shegay In Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiilkh Maxamuud oo Noqday oo Maran Habaabiyay Shacabkii Soomaaliyeed Wuxuuna ku riday Shacabkla God aan laga Soo Bixi Karin .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog