Zam Zam iyo Maxamed oo u Matalaya somaaliya ciyaarta Olombikada London Live UniversalTV Halkaan Ka Daawo

Tuesday, July 31, 20120 comments

Wariye Rdiwaan Xaaji Cabdi Wali Ayaa Caawa Si live ah U wareysanayay Zam Zam iyo Maxamed Barnaamijka Maxay Kula tahay oo Soomaali oo dhan ay kasoo kala waceen dunida daafaheeda Ayaa Ahaa Barnaamij aad Qiiro u Leh Waxaana Arkaysaa In ay Soo Wacayn Dad badan oo Soomaali ah oo ku kala Dhaqan Dunida
Sidoo kale Labadaan Ciyaar Yahan ayaa Shacabka Soomaliyeed Waxay u Muujiyeen in ay Sharafta Soomaaliyeed ay Soo Celinayaan Ayna Noqnayaan Dad Caalamka laga Barto Magaca Soomaaliyeedna Ay baraan Dadka dunida ku Dhaqan Halkaan Ka Daawo Barnaamijkaan Muuqaalka ah Waxaana Daraymaysaa In Soomaaliya Ay Wali Nooshahay Daawasho Wacan. Zam Zam Waxay Ku Tartameysaa Orodka 400 Meter Halka Maxamed Ku Tartamaayo 1500 Meter.
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog