Daawo Muuqaal Ahaan : Bank Ku Yaala Magaala Kutaalo wadanka Pakistan Oo Lagu Arkay Qisso Aad Qosol Badan

Saturday, November 24, 20120 comments


Magaalada Karachi ee dalka Pakistan waxaa ku nool malaayiin ruux oo dad ah, waxaana meel kasta oo dadku ku badan yahay lagu arkaa waxyaalo qosol badan oo hadana u dhaca si la yaab leh.

newbanaadir.com oo Soo Xiganaysa Warbaahin soo bandhigtay VIDEO kaa yaabin doona kaasi ku tusaya nin u dhashay dalka Pakistan oo awood u waayey in uu iska furo Al-baab Bank isla markaasna si Mucjiso leh ku maray Al-baabkii bankiga.

Halkaan Hoose Ka Daawo Dhacdadaasi Qosolka Badan












Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog