Xildhibaan Yuusuf Xasan: Soomaalida Qaxooti kuma ahan Islii, iyaga ayaa iska leh

Saturday, November 24, 20120 comments



Xildhibaanka degmada Kama-kunji Yusuf Xasan oo maanta booqasho ku yimid xaafadda islii ayaa ka hadlay arrimihii shaqaaqooyinka ahaa ee dhawaan ka dhacay xaafadda islii ee degmada Kama-kunji.

Xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa ugu horrey dadka Soomaalida ah ugu baaqay in ay ka qayb qaataan doorashada cusub ee soo socota, wuxuuna intaa ku daray in dadka Soomaalida ah ay doortaan mas’uul Soomaaliyeed oo wax u qaban kara.

Yuusuf Xasan ayaa sidoo kale cambaareeyay qarixii ka dhacay xaafadda islii wuxuuna sheegay in dadkii qaraxaasi geystay ay ahaayeen dad ka soo horjeeda nabadda iyo daganaanshaha xaafadda islii.








Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com 
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog