Nin Xabsi Dheer u galay kadib markii ay Dagaalameen eey uu lahaa iyo Bisad cid dariskeeda laheyd

Saturday, November 24, 20120 comments


Nin oday ah oo lagu magacaabo Hume Hamilton, da’diisana lagu sheegay 82-sano ayaa waxa uu xabsi kujiri doonaa mudo sedax sano ah kadib geeri kutimid bisad ay laheyd cid daris ay ahaayeen.

Odaygaan oo ku nool gobalka Falorida ee dalka mareykanka ayaa waxaa lasheegay in Eey uu lahaa uu ladagaalay Bisadda geeriyootay oo dhimasheeda ay katimid dhaawacii uu eygu gaarsiiyay.

Cadeynta dagaalka eyga iyo bisadda waxaa soo bandhigay kaamirad qabaty markii eygu uu weerarayay bisada xilligaas oo lasheegay in odaygu uu ku farxay in aygiisu guuleestay.

Cidii bisada laheyd ayaa waxa ay ku andacoodeen in bisadu ay qoyskooda kamid aheyd 12 sano ayna u baahanyhiin in meg dhaw laga bixiyo.

Ninkaan odayga ah ayaa bishii July ee sanadkaan waxaa loo xiray geerida bisada hasa yeshe xabsiga sedaxda sano ah ayaa waxaa lagu riday kadib markii uu ku cadaaday denbiga loo heesto.













Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog